Barro Taariikhda Ceelbuur Gal-Gaduud

Posted on

Ceelbuur waa degmo ka tirsan Gobolka Dooxawaa magaala madaxda gobalka Dooxa waxeyna ka goday Galgaduud ee bartahama somalia. Waxay 375 km dhinaca waqooyi ka jirtaa magaala madaxda jamhuuriyada Soomaalia ee Muqdisho. Dhinaca koonfureed waxaa 100 km ka xiga degmada Ceeldheer, dhimaca barina waxaa 100 km ka xiga degmada Galhareeri.

Ceelbuur waxay hore uga tirsanaan jirtey Gobolka Mudug intii uusan gobolkaasi kala qaybin xukunkii hantiwadaaga ahaa ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre. Degmada waxaa hoos yimaada tuulooyin fara badan oo kala ah: Dac, Derri ‘Towfiiq, Jacar, Bargaan, Garablo, iyo Xamur.

Ceelbuur waxay ay caan ku tahay dhagaxa burjikada laga sameeyo iyo dab qaadka iyo farshaxanada kaleba iyo milix ama cusbo taas oo loo iibgayn jirey wadanka gudahiisa iyo dibadiisa waxa kale ay caan ku tahay geed loo yaqaan ceelbuur kuyaale kaas oo kabaxo ceelbuur oo kali ah inta la ogyahay. ceelbuur waa magaalo ay dagaan yahiin beelaha Dududble iyo Murusade Ceelbuur waa magaalo marka roobku daò ay biyo ku hareersamaan aadna u quruxbadan.

waxaa ku yaala labo isbitaal waxeey kaloo leedahay labo buundo waxeey kaloo leedahay sugsi hoose iyo mid dhaxe iyo mid sare intaba waa magaalo aad u bilic qurxoon markuu roobka dao waxeey kaloo leedahay laba elaprt wax inaas lagu koobi karo maahan waxeey caanka ku tahay burjikooyinka iyo luubaanta. Ceelbuur waxay soo martay xaalado kala duwan ee sida la ogyahayba somalia oo idiba ay ku dhacday isbedelkaa ka sokow somalia magaaladaan waxaa ay sildhig u ahayd jabhadii la oran jiray (USC) ee uu hogaaminayey DR.Ali Wardiigleey allaha unaxariisrtee hadaba magaladani waa magaalo qadiimi ah oo dhanka bari kaga beegan magaalo madaxda gobolka ee dhuusamareeb oo hada loo bixiyey magaca GARSOOR OO ay ujirtaa ilaa 111 kulow mitir dhanka kale waxaa ay u dhaw dahay magaalada kale ee CeelGaras oo ay u jirtaa ilaa 90 km ayadana.

Advertisements

One thought on “Barro Taariikhda Ceelbuur Gal-Gaduud

    muniir said:
    June 20, 2014 at 10:52 am

    Mashaa alah waan,ka bogtay anoo waligey dalacan,tariiwda ceelbuur ahna,dadka,kasojedo .my,famili nageey fool fool (inntiina,so habesay tariikhda WA mahad santihiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s